Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay amniga , Abaaraha iyo arrimo kale.
March 8, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka Qab soomey Magalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal waxaan loga hadlar arrimaha amniga , abaaraha iyo arrimo kale.
Hoos ka eeg warsaxaafadeedka ka soo baxay shirka Golaha wasiirada ee Puntland
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net