Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka noqday mooshinkii Jawaari.[Video]
March 29, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo sheegay in tiradoodu ay tahay 100 Xildhibaan ayaa sheegay in ay ka noqdeen mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari, taas oo sababtay deganaasho la’aan siyaadeed ka dhex abuurtay madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka Daawo Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaray 100 oo ka noqday moshinkii Gudoomiye Jawaari.
Hoos ka akhriso Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka oo gaaray 100 oo ka noqday moshinkii Gudoomiye Jawaari
no images were found
A/cawaale
Halgan.net