Ururka Al-shabaab oo dilay nabaddoon 93 jir ahaa
(July 2, 2018)
Kooxda Al-Shabab ayaa galinkii dambe ee maanta meel fagaaro ah ku toogtay nabadoon caan ka ah gobalka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan degmada Balcad. Nabadoon Abshir Nuur Xuseen (Abhir Maliis) oo daâ