
(July 19, 2018)
Garoowe:-Shirweynahaan oo ah kii 7aad oo sanadwalba bishaan oo kale la qabto ayaa ah mid golayaasha Mu’asasada iyo Culimadu ku kala warqaataan islamarkaana laysku dhaafsado Aa’raa muhiim u ah Iyo Golaha wasiirada ee dowladda Puntland oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe
(July 19, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa uu maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda ee dowladda Puntland, kulanka oo loo

(July 19, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib shirkii miro dhalka ahaa ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee ka dhaca

(July 19, 2018)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Suchitra Durai iyo wafti ay hogaaminaysay
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|