Ururka Al-shabaab oo dilay nabaddoon 93 jir ahaa

July 2, 2018 - Written by Editor

Kooxda Al-Shabab ayaa galinkii dambe ee maanta meel fagaaro ah ku toogtay nabadoon caan ka ah gobalka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan degmada Balcad. Nabadoon Abshir Nuur Xuseen (Abhir Maliis) oo da’diisa 93 sano ahayd ayaa lagu toogtay deegaanka Gamboole ee isla gobalka Shabeellaha Dhexe.

Al-Shabaab ayaa nabadoonka ku eedeeyay in uu ka mid ahaa ergadii soo xulay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Nabadoonka ayaa gacanta Al-Shabab ku jiray muddo 3 bilood, isagoo degaanka maanta lagu taagay u tagay dacwad ku saabsan arrin xoolo dhaqato iyo beeraley ka dhaxeysay.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,200 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>