Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan Xuska sanad guurada 58-aad ee 1- Luulyo
(June 30, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan Xuska sanad guurada 58-aad ee 1da Luulyo, maalintaas oo ahayd maalintii ugu
Ethiopia oo ONLF ka Saareysa Liiska Argagixisada
(June 30, 2018)
Golaha wasiiradda dowladda Ethiopia ayaa baarlamaanka dalkaasi u gudbiyay qaraar ururka ONLF iyo ururo kale looga saaryo liiska kooxaha argagixisada. Agaasimaha shaqaalaha ee xafiiska Ra'iisul-wasa
Shirkii golaha wasiirada Puntland oo lagu mideeyay hay’adaha PIA iyo PSS
(June 28, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxwey naha Dowladda Puntland DR: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay arimaha kala ah Amniga
Cabdikariin Qalbi-Dhagax oo la sii daayey.[Dhagayso]
(June 28, 2018)
Addis:-Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo ahaa sarkaal ka tirsan ururka ONLF oo ay bishii August ee sannadkii hore dawladda Soomaaliya u gacan gelisay dawladda Itoobiya ayaa maanta laga sii daayey xabs
Madaxweynaha Dawladda Puntland isku shaandhayn ku sameeyay Agaasimayaal Guud iyo Agaasime waaxeed
(June 28, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto isku shaandhayn Agaasimayaal Guud iyo Agaasime wa
Tababarka Waxbarsahda Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo Garoowe ku soo xirmay
(June 27, 2018)
Garoowe:-Waxaa magaalada Garoowe ee caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ku soo gaba gaboobay Tababar ka Tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka oo
Maamulka Gobolka Bari oo ka shiray wax ka qabadka qulqulka Itoobiyaanka ee Boosaaso.[Masawiro]
(June 27, 2018)
Boosaaso:-Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Max'ed Wacays (Dhedo), Agaasimaha Qaxootiyada Puntland Burhaan Huruuse Xaashi, hey'adaha ka shaqeeya arrimaha muhaajiriinta iyo qaar ka mid ah nabadoonada go
Madaxweyne Farmaajo “Waxaa waajib naga saaran yahay in aan jiilka naga dambeeya uga tagno taariikh ay tixraacaan”[Masawiro]
(June 26, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxa uuna halkaasi kula hadlay b
Madaxweynahaa Dowladda Puntland oo Hambalyo U diray Dhammaan ummadda Soomaalyeed.
(June 26, 2018)
[ngg_images source="galleries" container_ids="2714" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_thumbnail_settings="0" thumbnail_width="600" thumbnail_height="800" thumbnail_crop="1" i
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo La Kulmay Madaxweyne Paul Kagame (Masawiro)
(June 25, 2018)
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin qaadatay oo dalka Rwanda uu ku joogay, ayaa magaalada K

Next Page »