Afhayeenka Wasaaradda Amniga DFS oo eedeeyay Madaxda Dowladda Somaliya (Daawo)
(July 8, 2018)
Muqdisho:-Afhayeenka Wasaarada amniga JFS C/Casiis Cali Ibraahim (C/Casiis Xildhibaan) ayaa si kulul u eedeeyey madaxada DFS iyo kooxda Al-Shabaab oo shalay qaraxyo ku gumaaday dad shacab ah ka dib we
Baadda La Siiyo Kooxda Al-Shabaab miyaa lagu badbaadayaa ?Sheekh Abu Xassaan
(July 8, 2018)
Muqdisho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa kalimad kooban oo uu jeediyey Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim Sh Abu Xassaan oo uu kaga hadlay dhibaatada iyo Baada Kooxda Al-Shabaab ay ku heyso shacabka masaakii
Ogeysiis Muhiima ah:-Cudurdaar ku socda Akhristayaasha Halgan.net
(July 8, 2018)
Muqdisho:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net uga cudurdaaraneynaa dib u dhac ku yimid dhinaca warar iyada oo ay jirtay cilad yar oo ka timid xaga Shirkada leh servaha iyada oo ay shirkadu Update gareyney
Hogaamiyaasha Ethiopia iyo Eretrea oo Kulmay
(July 8, 2018)
Hogaamiyaasha dalaka Eritrea iyo Ethiopia ayaa maanta kulan taariikhi ah ku yeeshay magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea, si ay usoo gaba gabeeyaan mid ka mid ah colaadihi ugu qaraaraa ee soo mara A