Golaha wasiirada ee dowladda Puntland oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe
July 19, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa uu maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda ee dowladda Puntland, kulanka oo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin amniga iyo colaada ka jirta Gobolka Sool
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeed ka soo baxay kulanka Golaha wasiirada ee Puntland
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net