Dalada ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo kulan cilmiyeed Ku qabtay Kharduum(Masawiro)
July 29, 2018 - Written by Editor
Sudan:-27-7-2018 waxa u qabsoontay Dalada ardayda soomaaliyeed ee dalka suudaan muxaarado ay u qabatay ardayda , iyo dhamaanba bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan waddankan suudaan .Geesta kale isku xirka ardayda soomaaliyeed ee sudaan ayaa kulan gaar ah la yeeshay sheekh cabdaraxiim cabdalla dabar xalay oo taariikhdu ahayd 28-7-2018 .
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2738″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
kulanka ayaana ka dhacay xafiiska ay raabidadu ku leedahay magaalada khartuum . Kulanka ayaa huwanaa wacdi , waano iyo tusaalayaal nool oo uu sheekhu usoo joognay .

.gif)

