Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Puntland.[Daawo Video]

July 20, 2018 - Written by Editor

Brussels:-Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Tv-ga dawladda Puntland waxaan uu ka waramay xaalad guud ee deegaanada Puntland dhinac amniga , horumarka ka jira kaabayaasha dhaqaalaha , iyo weliba xaalada colaadeed ee ka jirta Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq iyo dorashada la filayo in ay Puntland ka dhacdo sanadka 2019

Hoos ka Daawo waraysiga gaar ah ee Madaxweyne Gaas uu siiyey Tv-ga dowladda Puntland 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,839 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>