![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/farmajo_marwo.jpg)
(July 14, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Brussels ee dalka Belgium. Madaxweynaha ayaa ka qeyb Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda G/Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka
(July 14, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxakamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ke
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/1.Abdall-Guure-1.jpg)
(July 12, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxwey naha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arimaha kala ah Amniga dalka, Xukunka Iibsiga Guryaha dalalka Reer Galbeedka Sh Fagare VS Sh Bashiir Shiil [Daawo]
(July 12, 2018)
Toronto :-Masaail ku saabsan gadashada Guryaha ee dalka Canada ayaa waxay dhalisay buuq iyo jahwareer dadka ku dhaqan wadamada reer galbeedka waxaana masaaisha ka hadlay culumada ku dhaqan dalka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/gole_wasiirr.jpg)
(July 12, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka, hiigsiga
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/unnamed-2-9.jpg)
(July 11, 2018)
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu heleen in looga jawaabo su’aalaha ku saabsan Heshiisyadii Kheyraadka (Batroolka) iyo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/36834705_1780937108657426_8209020342019031040_n.jpg)
(July 10, 2018)
Ankara:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaaray magaalada Ankara halkaas oo berri lagu qabanayo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha T Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Tacsi u Diray Qoyska Madaxweynaha Soomaaliya.
(July 10, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsi yadeeyay Geerida ku timid Qoyska Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. [ngg_images source="galleries"
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/images.jpg)
(July 8, 2018)
Muqdisho:-Afhayeenka Wasaarada amniga JFS C/Casiis Cali Ibraahim (C/Casiis Xildhibaan) ayaa si kulul u eedeeyey madaxada DFS iyo kooxda Al-Shabaab oo shalay qaraxyo ku gumaaday dad shacab ah ka dib we Baadda La Siiyo Kooxda Al-Shabaab miyaa lagu badbaadayaa ?Sheekh Abu Xassaan
(July 8, 2018)
Muqdisho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa kalimad kooban oo uu jeediyey Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim Sh Abu Xassaan oo uu kaga hadlay dhibaatada iyo Baada Kooxda Al-Shabaab ay ku heyso shacabka masaakii
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|