Raisul wasaaraha JFS Xasan Cali Kheyre oo si diiranloogu soo dhaweeyey Garoowe

July 29, 2018 - Written by Editor

Wafdi ballaaran oo uu horkacayo Ra’iisul Wasaaraha JFS  Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland. waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland iyo xubnaha labada gole iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha JFS  Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulamo kula duwan waxaa uu la qaadan doonaa  madaxda iyo shacabka Puntland.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha JFS  Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maalmaha soo socda ku sugnaan doona Puntland waxaana uu booqan doonaa deegaano kala duwan ee Puntland.

Faahfaahinta dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,200 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>