Shirka Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay Arimaha Amniga, shilalka Gawaarida iyo Tahriibka

July 5, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, shilalka gaadiidka iyo khasaaraha ka dhasha iyo warbixino kale.

Xaaladda Amniga Dalka:

Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo si xeel dheer uga faalooday amniga dalka ayaa sheegay in guud ahaan dalku nabad yahay, isla markaana waxay golahu cadeeyeen inay fashil ku danbaynayaan cadowga ka soo horjeeda nabada iyo xasiloonida shacabka Puntland.

Hoos ka eeg warsaxaafeed ka Shirka Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay Arimaha Amniga.

 

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,200 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>