![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/02/52513900_2101512873266513_9173894812468772864_n.jpg)
(February 20, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti M
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/02/52303844_2100545733363227_6522775667182927872_n.jpg)
(February 19, 2019)
1. Kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Burundi Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxaxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) waxa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/02/52578949_2098985126852621_8475706663997800448_n.jpg)
(February 19, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Burundi, waxaana garoonka diyaaradaha Bujumbuura kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalkaas Mudane Pierre Nk
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/02/52308687_604653196614871_3763987030430711808_n.jpg)
(February 17, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qado sharaf isbarasho ah u sameeyey Goleyaasha Dowladda Puntland sida Golaha Wakiillada, Golaha Xukuumadda iyo Golaha Garsoork
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/02/IMG-20190217-WA0010.jpg)
(February 17, 2019)
Warmurtiyeed ka soo baxay wasaarada Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay inaysan dowlada Soomaaliya ku xadgudbin dalka Kenya ayna suuq geyn bad ama dhul ay leedahay dowlada Kenya. Hoos ka Akh
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/02/52598568_604066110006913_5403071748880990208_n.jpg)
(February 16, 2019)
Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa cod aqlabiyadleh ku ansixiyey Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan la magacaabay, isla’markaana ansixiyey qorshe siyaasadeedka 5 sano ee soo socota ee Ma
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/02/41E68550-F21F-4564-9BF4-4F6A9700836F_w1023_r1_s.jpg)
(February 15, 2019)
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga maarmo in Kongreska uu u ansixiyo lacag uu doonayo in uu ku dhiso xadka Mareykanka iyo Mekisko. Tr Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sadiiq Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah (Daawo)
(February 15, 2019)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/02/52051116_2092393817511752_2329160949304393728_n.jpg)
(February 15, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria ee Soomaaliya. D
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/02/1-1.jpg)
(February 13, 2019)
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen) Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|