Waftiga Madaxweynaha Puntland oo Heshiis Horumarineed La Saxiixday Shirkadda CCECC.
(May 31, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Shiinaha ayaa magaalada Beijing kulan kula qaatay Madaxda ugu Sa
Galmudug oo xiriirka u jartay dowladda dhexe
(May 31, 2019)
Madaxwenaha Galmudug Axmed DUcaale Geele Xaaf . Khilaafkii u dhaxeeyay maamulka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya iyo dowladda federaalka ah oo muddo soo jiitamayay ayaa haatan galay marxalad kal
Wafdi ka socda Dowlad deegaanka Soomaalida OO Garowe soo Gaaray
(May 29, 2019)
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaasha ayaa xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Dowlad deegaanka Soomaalid
Madaxweynaha Jubaland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Donald Yamamoto
(May 29, 2019)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto oo booqasho ku yimid Magaalada Ki
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Sacuudiga
(May 29, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada barakaysan ee Makka kaga qeyb gali doona Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka (IOC).
Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horreysay sheegtay sida ay Itoobiya ugala xisaabtantay arrintii Khariidadda
(May 29, 2019)
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada ee Soomaalida ka taagneyd xiisad ka dhalatay sawir khaladan oo ay daabacday wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya, kaasoo "meel ka dhac ku ahaa Soo
Madaxweynaha ku xigeenka Puntland oo furay Biyo Xireen Laga Hirgeliyey Deegaanka Salaxley Ee Gobolka Nugaal.
(May 28, 2019)
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash ayaa daah-furay Biyo xireen weyn oo laga hirgeliyey deegaanka Salaxley ee gobolka Nugaal, kaas oo
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib u ugu soo laabtay
(May 27, 2019)
Muqdisho:-Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka kaddib markii uu kasoo qeyb galay munaasabadda caleemo-sa
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Koonfur Afrika
(May 27, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Dalka Koonfur Afrika Mudane Cyril Rama
Madaxweynaha Puntland oo U Ambabaxay Dalka Shiinaha.
(May 27, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo gebagebeeyey safarkiisii gobolka Mudug ayaa safar shaqo maanta ugu ambabaxay dalka Shiinaha. Madaxweynaha oo ka hadlay m

Next Page »