Madaxweynaha Puntland oo Ka tacsiyeeyey Geerida Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe).
(May 11, 2019)
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf
Madaxweynaha Jubaland oo soo gaba gabeeyay Safarkii shaqo ee uu ku joogay Garoowe.
(May 11, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo soo gaba gabeeyay Safarkii uu ku joogay Garowe ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada
Madaxweyne Xaaf oo ka dhoofay Garoowe kadib markii uu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga.
(May 11, 2019)
Madaxweyne Xaaf ayaa saaka ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha G.Maxamed Abshir kadib markii uu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga. Madaxweynihii hore ee Puntlanad Faroole, xubno ka tirsan