Wafdi ka socda Dowlad deegaanka Soomaalida OO Garowe soo Gaaray
(May 29, 2019)
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaasha ayaa xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Dowlad deegaanka Soomaalid
Madaxweynaha Jubaland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Donald Yamamoto
(May 29, 2019)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto oo booqasho ku yimid Magaalada Ki
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Sacuudiga
(May 29, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada barakaysan ee Makka kaga qeyb gali doona Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka (IOC).
Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horreysay sheegtay sida ay Itoobiya ugala xisaabtantay arrintii Khariidadda
(May 29, 2019)
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada ee Soomaalida ka taagneyd xiisad ka dhalatay sawir khaladan oo ay daabacday wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya, kaasoo "meel ka dhac ku ahaa Soo