Ramadaan Waa Waddada Nafta Lagu Hagaajiyo Sheekh C/naasir Xaaji Ahmed (Daawo)
May 6, 2019 - Written by Editor
Laascaanood :- Waxaan idiin soo gudbineynaa Duruus ku saabsan Bisha Ramadaan oo ay jeedin doonaan culumada Soomaaliyeed waxaan diirada lagu saari doonaa Bishan barakeysan ee Ramadaan