Puntland diaspora Forum oo qalab caafimaad gaarsiisay Isbitaalka Qardho
September 3, 2019 - Written by Editor
Arhus: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Puntland diaspora Forum ayaa waxaa qalab caafimaad gaarsiisay Isbitaalka weyn ee magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar , Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Puntland diaspora Forum ayaa waxaa ay mahad balaadhan u jeediyeen cid walba oo ka qayb qaatay si qalabkaan si loo gaarsiiyo Isbitaalka Qardho oo baahi weyn u qabay qalabkaan caafimaad.
Hoos ka Daawo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Puntland diaspora Forum oo qalab caafimaad iyo agab kale gaarsiiye Isbitaalka Qardho
M_M_Deeq
Halgan.net