Kelmad ku saabsan joojinta tababarkii qoyska ee Hargeisa Sh Mohamed Idirs[ Video]
(September 23, 2019)
Kelmad ku saabsan joojinta tababarkii qoyska ee Hargeisa Sh Mohamed Idirs sidee wax u dhaceen, waxaa arrinkaas ka waramaya Sh Mohamed Idirs ee daawasho wacan Halgan.net
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad- sugidda iyo Sirdoonka Puntland.
(September 23, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 93 September, 23, 2019 ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntl
Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya oo Hakisay duulimaadyadii Kismaayo tegi jiray
(September 23, 2019)
Muqdisho:-Hey'adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay soo saaray amar ah in gebi ahaanba la hakiyay duulimaadyadii diyaaradaha ay ku tagi jireen magaalada Kismaayo laga bilaabo maanta
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh.Axmed Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho[Video]
(September 23, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh.Axmed oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho, ayaa waxaa uu ka hadlay Xayiraaddii ay saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Cabdi Weli Gaas oo buug cusub soo bandhigay
(September 23, 2019)
Madaxweynihii hore Puntland Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa shaley galinkii dambe soo bandhigay Buug uu ugu magacdarey “A Challenging Transition in Somalia” Caqabadihii Xil-Iskuwareejin