Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland oo looga hadlay arimaha Amniga, Shirka Maalgashiga Puntland.
September 5, 2019 - Written by Editor
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir Guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Shirka Maalgashiga Puntland, Ansixinta Xeerka Tayeynta Caasimadda, Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Badhan iyo Warbixino kale.
M_M Deeq
Halgan.net