Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ambabaxay dalka Germany
February 10, 2020 - Written by EditorMadaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cimi Cismaan Karaash ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Germany. Garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport Garoowe, waxaa Madaxweyne ku-xigeenka kusii sagootiyey Xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda Puntland, Guddoomiyaha Degmada Garoowe, Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin kale. kale .
Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Cali Xasan Axmed Sabarey, ayaa ka warbixinaya Safarka Madaxweyne Ku-xigeen Axmed Karaash ee qaarada Europe