Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland oo looga hadlay Amniga Ayaxa, Caabuqa Coronavirus

February 20, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda,Arrimaha Diinta, Dasuurka iyo Dhaqan Celinta Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Cawil Shiikh Xaamud, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Xaaladda Ayaxa, Caabuqa Coronavirus iyo Wax-ka-bedelka Xeerka Dowladdaha Hoose Lr 7.

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah C/qafaar Cilmi Xaange ayaa ka warbixiyay shirku markii uu soo dhammaaday .
—–Dhamaad—

.

Comments are closed.

Archives
February 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
242526272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online