Warmurtiyeed ka soo baxay Golaha Wasiirada Puntland.

February 7, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:- Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Febaraayo 6-7, 2020 ku qabsoomay magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ,uuna shir guddoomiyey Madaxwaynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.

Hoos ka AkhrisoNuqul ka mid ah Warmurtiyeedkii Golaha Wasiirada Puntland

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.