Wasiirka Waxbarashada Puntland oo ku sugan Nairobi
February 25, 2020 - Written by EditorNairobi:-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa waxaa ay kulan kula qaateen magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya EU delegation to Somalia gaar ahaan Madaxa ugu sareeya ee Arimaha Bulshada Olivera, Alex iyo Mohamud Sabul.
Kulan waxaa Puntland gaysay qorshayaasha Waxbarashada kuwaas oo ah kuwo lagu kobcinayo laguna tayeynayo Waxbarashada.
Waxaan Wasaaradda Waxbarashada iyo Dawladdaba ka go’an sidii Waxbarashada Hoose looga dhigi lahaa lacag la’aan (Free Primary Education)
Halgan.net