Madaxweynaha JFS oo Dooxa kaga qeyb galaya Shirka Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya
(March 4, 2023)
Dooxa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso Qaramada Midoobe
Puntland qayb kama nihin dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool
(March 4, 2023)
Garowe:-Dowladda Puntland waxay markale cadaynaysaa mowqifkeedi ahaa in aanay qayb ka ahayn, ciidamadeeduna ku jirin dagaalka ka socda Laascaanood iyo Deegaanada ku xeeran. Dowldda Puntland marwalba w