Madaxweynaha Puntland Siciid Claahi Deni oo Daahfuray Horumarinta Degmada Boosaaso ee Hiigsiga 2030
(March 6, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay Kulanka Horumarinta Degmada Boosaaso ee Hiigsiga 2030, iyo Habka loo horumarinayo magaalada, adeegyada