Madaxweynaha Puntland oo xeer kusoo saaray dhismaha xafiiska arrimaha sharciga ee madaxtooyada, magacaabayna madaxda xafiiskaasi.
(April 27, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 23 ee 27-da April 2023, kuna saabsan dhismaha Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Madaxtooyada. Ma
Madaxweynaha JFS oo kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi
(April 24, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo b
Gudoomiyaha gudiga KMG ee doorashooyinka Puntland oo shaaciyey in maalinta beri ah la bixinayo Kaararka codbixiyaha Puntland.[Video]
(April 23, 2023)
Garoowe:-Gudoomiyaha gudiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey in birri ay tahay maalinta la bixinayo kaararka codbixiyaha Puntland, gaar ahaan gobolada Bari, Karkaar , Sanaag , Gardafuu iy
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay Nabaddoonnada ay argagixisadu ku dileen Masagawaa ee Gobolka Galguduud
(April 23, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada Nabadoon Cusman Macalin Axmed, Nabadoon Ibraahim Maxamed Cusman iyo Nab
Madaxweynaha JFS oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay António Guterres
(April 11, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Gu
Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee Dawladda Puntland oo dil ku xukuntay 14 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab.[Video]
(April 9, 2023)
Gaalkacyo:-Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee Dawladda Puntalnd ayaa maanta xukun dil ah ku ridey 14 nin oo ka tirsana argaagxisada Al shabab oo kala ah 1-Abuukar Cabdi Cisaaman (Goobe) ina khadii
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abu Bakar Al Sadiiq Ee Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal.
(April 7, 2023)
Nairobi:Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay ma