Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Furay Shirweynaha Waxbarashada dalka .
(March 13, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go’an tahay dib u soo noole