Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Kismaayo

March 1, 2023 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo.

Waxaa sidoo kale soo dhawaynta qeyb ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka labaad Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, gudoonka Baarlamaanka, masuuliyiinta labada gole ee Dowlada Jubaland iyo boqolaal dadweyne ah.

Madaxweynaha ayaa Inta uu ku sugan yahay Jubaland wuxuu kulamo miro dhal ah la yeelan doona qeybaha kala duwan ee bulshada iyo madaxda Dowlada Jubaland.

—-Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online