Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.

March 16, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa todobaadkan looga hadlay xaalada guud ee Amniga, si gaaar ah xaalada Laascaanood iyo garab istaaga Shacabka kasoo barakacay Xasuuqa Soomaaliland ka wado Gobolka Sool, dhacdooyinkii iyo waxqabadka todobaadka, dar-dargalinta arrimaha doorashooyinka, Soo bandhigidda qorsha sanadeedka Xukuumada 2023, tayaynta ciidanka Asluubta, furitaanka xabsiga Sanaag iyo horumarinta xabsiyada.

Ugu dambayn Shirka Golaha ayaa lagu ansixiyay Siyaasadda jaangoynta Mushaharaadka Shaqaalaha.

——DHAMMAAD—–

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online