Madaxweynaha Puntland oo xeer kusoo saaray dhismaha xafiiska arrimaha sharciga ee madaxtooyada, magacaabayna madaxda xafiiskaasi.

April 27, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 23 ee 27-da April 2023, kuna saabsan dhismaha Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Madaxtooyada.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland, qodobkiisa 80-aad.
Markuu arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waayo-araginmadooda shaqo
Markuu arkay: Baahidda loo qabo Horumarinta Arrimaha Sharciga ee Madaxtooyada
Wuxuu Xeeriyey:
1. Waxaa la Aasaasay Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Madaxtooyada Dowladda Puntland.
2. Waxaa Maxamuud Xassan Aw Yuusuf loo magacaabay Madaxa Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Madaxtooyada Dowladda Puntland
3. Waxaa Nuur Ciise Maxamed loo magacaabay Ku-xigeenka Madaxa Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Dowladda Puntland
4. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.
DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
April 2023
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online