Khudbadii Jimcaha Ee Masjid Abu Bakar Al Sadiiq Ee Nairobi.
(March 31, 2023)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abu Bakar Al Sadiiq 6 Arimood Uga faa ideyso Bishan Ramadaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah . Su aalo iyo jawaabo Cusub Ramadaanka 2023 Q 1aad Sheekh
Madaxweynaha JFS oo ansaxiyey xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib u eegista Dastuurka
(March 21, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay soojeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ee
Madaxweynaha Puntland oo kulan kula qaatay magaalada Nairobi Madax ka tirsan Beesha Caalamka.[Masawiro]
(March 20, 2023)
Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo hawlo shaqo u jooga Nairobi ayaa Maantay Magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Madax ka t
Madaxweynaha JFS tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Soomaaliyeed.
(March 19, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan C
Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Baydhabo.
(March 17, 2023)
Baydhabo:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay isigu yimaadeen Madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada kala ah Jubaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug iyo gobolka Banaadir ayaa wa
Madaxweynaha JFS oo furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran.
(March 16, 2023)
Baydhabo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golah
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.
(March 16, 2023)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada. Shirka
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur galbeed.
(March 15, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo Shirka Wadatashiga Heer
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Furay Shirweynaha Waxbarashada dalka .
(March 13, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go’an tahay dib u soo noole
Astaynta Maalinta Doorashadda Golayaasha deegaanka ee Puntland.
(March 12, 2023)
Boosaaso: 12 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 17 ee 12-da March 2023, kuna saabsan Astaynta Maalinta Doorashadda Goleyaash

Next Page »