Guddooniyaha Golaha Wakiilada dowladda Puntland oo muddeeyey Ansixinta Xubnaha guddiga Doorashada Puntland
(August 3, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03 August, 2023 soo saaray qoraal ku saabsan muddeynta Ansixinta Xubn