Madaxweynaha Puntland Qasriga Madaxtooyada maanta ku qaabilay Xamse Warfaa
(August 13, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe maanta ku qaabilay La-taliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha