Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray gobalka Sool.
(August 29, 2023)
Laascaanood:-Madaxweyne Ku-xigeenka, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku tagay gobolka Sool, gaar ahaan