Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta gaaray deegaanka Alkowsar
(August 31, 2023)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray Magaalada Alkowsar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaas. Madaxweynaha oo sacdaal dhiirigalin ah ku ma