Madaxweynaha Jubaland oo maanta kulan la qaatay masuuliyiin ka socda Bangiga aduunka
(July 30, 2023)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin kasocday Bangiga aduunka oo uu hogaaminayay ku xigeenka madaxa Bangiga aduunka ee Soomaaliy
Madaxweynaha Puntland shahaadooyin guddoonsiiyey Shaqaalaha Rayidka ah
(July 30, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyey Shaqaalaha Rayidka ah ee dhameystay Waxbarashada Machadka tababarada Shaqaalaha Rayidka
Ra’iisul Wasaare Hamze Magaalada Muqdisho amaankeeda aad buu u sii hagaagayaa.
(July 30, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha nabad g
Madaxweynaha Puntland Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya.
(July 29, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Danjire. Michael Nithavrianak
Madaxweynaha dowladda Puntland oo saxiixay wax ka badalka 1aad ee Dastuurka Puntland
(July 27, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Sharci Lr. 02 ee 27-ka Luulyo 2023, kuna saabsan Sharciga Wax-ka-badalka 1-aad Dastuurka Dowladda Puntland. Mad
Golaha Wakiilada oo ansixiyey wax ka beddelka dastuurka Puntland.[Video]
(July 25, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku x
Acmaasha Bisha Muxaram Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah
(July 24, 2023)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro cusub oo uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekh Muxaadaradiisa uga hadlay "Acmaasha Bisha Muxaram "Hoos ka Daawo Muxaada
Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Puntland oo maanta dib u furmay.
(July 24, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku
Noocyada Beeca Xaaraanta Sheekh Dr Cabdi Nur Faarax Cali (Daawo)
(July 23, 2023)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro Muhiim ah oo uu jeediyey Sheekh Dr Cabdinur Faarax Cali wuxuuna Sheekha Muxaadarada ka jeediyey Masjidka Madiina ee xaafada Buulo-Xuubey ee magaalada Muqdisho.S
Nadwa Cilmiyeedka 12aad ee ka socta Gaalkacyo oo gashay habeenkii 3aad (Masawiro)
(July 22, 2023)
Gaalkacyo:-Nadwa Cilmiyeedka 12-aad ee ka socda Masjidka Ramadan Ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa gashay habeenkii 3aad. Xalay waxaa Nadwada cilmiyeedka 12aad Muxaadarada ka je

Next Page »