Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray laanta Bangiga Dhexe ee Dhuusamarreeb
(August 10, 2023)
Dhuusamarreeb:-Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa siwadajir ah u xarigga uga jaray laanta Bangiga Dhexe ee Dhuusamarreeb.
Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
(August 10, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Diyaar garowga dhismaha Goleyaasha deegaanka
Madaxweynaha JFS oo gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada Galmudug.
(August 10, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa guddoomiyay sh