Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay
(August 12, 2023)
Dhuusamareeb :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan
Madaxweynaha Puntland oo daah-furay Mashruuca Xalka Waara ee Fatahaada Qardho
(August 12, 2023)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Mashruuca Xalka Waara ee Fatahaada iyo daadadka kusoo rogmada Degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Mas