Ciidanka DFS oo la wareegay deegaano ka tirsan gobalka Galgaduud

August 21, 2023 - Written by Editor

Galgaduud:- Ciidanka DFS iyo dadka degaanaka ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ah kooxda burcad diimeedka ah ee Al Shabaab waxay ka wadaan degaanno iyo tolooyin hoostag gobolka Galgaduud,.waxaana deegaanada ay ciidanka JFS duulaanka ku qaadeen waxaa ka mid ah deegaanada kala ah Wabxo, Jaaw , Cows-weyne Daadaale Habarcirir iyo Xilin-Fardood.deegaanadan ayaa mudo dheer ay gabaad ka dhiganayeen kooxda Khawaarijta ee Al Shabaab.

Madaxweynaha JFS ahna Taliyaha Ciidanka JFS ayaa amar ku bixiyey in deegaanada Galmudug dhamaan laga xoreeyo kooxda Khawwarijta oo dhibaato weyn ku heysay shacabka ku dhaqan deegaanada ay mudo dheer heysteen kooxda Khawaarijta Al Shabaab.

Warar ayaa sheegay in ciidanka DFS iyo dadka degaanaka oo is kaashanaya ay la wareegeen deegaanada kala ah
Wabxo, Jaaw , Cows-weyne Daadaale Habarcirir iyo Xilin-Fardood.

Ciidamada DFS ayaa waxaa uu yoolkooda yahay in ay la wareegaan Ceelbuur iyo Galhareeri.ciidanka DFS iyo dadka degaanaka haday la wareegeen Ceelbuur iy Galhareeri waa guul weyn oo u soo hoyatay shacabka iyo dowlada Soomaaliya .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2023
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online