Madaxweynaha Puntland Shir-guddoomiyey Golaha Horumarinta Dhaqaalaha Puntland

August 9, 2023 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir ku saabsan Horumarinta dhaqaalaha Puntland, Kaasi oo ku qabsoomay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorshaynta ayna ka qeybgaleen inta badan Wasiirada ku shaqo leh Qorsheynta, Horumarinta dhaqaalaha, Mashaariicda iyo Arrimaha Bulshada.

Kulanka ayaa waxaa looga dhawaaqay in la dhiso Golaha Horumarinta Dhaqaalaha Puntland ( Puntland Economic Development Council), talaabadaasi oo mid wax weyn kusoo kordhinaysa adeega dowladnimo ee loo hayo Bulshada.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
August 2023
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online