Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.
(September 7, 2023)
Aadan Yabaal:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka Xo