Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta gaaray deegaanka Alkowsar
(August 31, 2023)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray Magaalada Alkowsar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaas. Madaxweynaha oo sacdaal dhiirigalin ah ku ma
Madaxweynaha JFS oo baaq u diray Ciidanka DFS iyo Shacabka Soomaaliyeed.
(August 30, 2023)
Fariin uu Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu u diray Ciidanka Xooga Dalka iyo Shacabk…“Dagaalka wuu soconayaa, ma istaagayo, meelaha aan joogno ka soo noqon meyno, hore ayaanan u so
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray gobalka Sool.
(August 29, 2023)
Laascaanood:-Madaxweyne Ku-xigeenka, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku tagay gobolka Sool, gaar ahaan
SSC-Khaatumo oo si rasmi ah ula wareegay taliska Goojacadde iyo deegaano kale.
(August 25, 2023)
Laascaanood:-Dagaallo xooggan oo dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka SSC Khatumo ayaa maanta waxay ka dhaceen deeggaanno ka tirsan gobolka Sool waxaana dagaalka xoogiisa uu ka bilaawda
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Qaranka oo xilka la wareegay.
(August 25, 2023)
Muqdisho:-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay xilkaas ay
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirkii golaha wasiirada ee Puntland
(August 24, 2023)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah oo to
Ciidanka DFS oo la wareegay deegaano ka tirsan gobalka Galgaduud
(August 21, 2023)
Galgaduud:- Ciidanka DFS iyo dadka degaanaka ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ah kooxda burcad diimeedka ah ee Al Shabaab waxay ka wadaan degaanno iyo tolooyin hoostag gobolka Galgaduud,.waxaana d
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al Sadiiq ee Nairobi Sh Maxamed Umal.[Video]
(August 19, 2023)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii jimcaha ee masjidka Abu bakar Al sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbada uga
Madaxweynaha JFS Xasan Sh oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada .
(August 19, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Mudane Cabdixak
Madaxweynaha Puntland Qasriga Madaxtooyada maanta ku qaabilay Xamse Warfaa
(August 13, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe maanta ku qaabilay La-taliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha

Next Page »