Ciidanka Booliska Puntland oo qabtay xubin ka tirsan ISIS/Daacish
(September 27, 2023)
Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawl-gal ay fulliyeen ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan Ahmed Huseen Ibraahim oo ka tirsan Kooxda Argagixisada ee ISIS/Daacish, Hawl-galka oo laga fuliyey Gobolka B