Madaxweynaha dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida Madaxweynihii hore ee Gal-Mudug
(October 31, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland, waxaa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee Madaxwey
Madaxweynaha Puntland qeybgalay xilka Kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta.
(October 29, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda uu xilka Kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo ka
Mid ka mid ah raggii lagu eedeeyay dilka Sh.Maxamed Xassan oo dambi lagu helay.[Video]
(October 26, 2023)
Columbus:-Maxkamad ku taalla magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa dambi ku heshay nin kamid ah raggii magaaladaasi ku dilay Sheekh Maxamed Xasan Aadan oo kamid aha culumada ugu waaweyn ee dalka Mar
Madaxweynaha dowladda Puntland oo taageero u muujiyey Xildhibaan Marwo Cabdishakuur Xaaji Cali Salaad
(October 26, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni asaga oo ku hadlaya Magaca Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland, waxaa uu taageero la garab istaagay Xildhibaan Marwo
Raisulwasaaraha JFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan Malaysiya
(October 26, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan Malaysiya Mudane Ruzai
Raisulwasaaraha JFS oo shir gudoomiyey shirka golaha wasiirada DFS.
(October 26, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leya
Madaxweynaha JFS oo qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya
(October 26, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Brussels ee dalka Belgium kaga qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya ayaa Khudbad
Madaxweynaha Puntland oo shirgudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
(October 26, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, dhameystirka fariisinta Goleyaasha deegaanka
Madaxweynaha dowladda Puntland oo furay Kalafadhiga 53-aad ee Golaha wakiilada Puntland.[Video]
(October 25, 2023)
Garoowe: 25 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 53-Aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa Dast
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay Wafdi Isimada dhaqanka Gobolka Bari oo ku sugan Garoowe
(October 25, 2023)
Garoowe: 25 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah la yeeshay Wafdi Isimada dhaqanka Gobolka Bari ah oo safar ku jooga Garoowe, Kulanka

Next Page »