Golaha Baarlamaanka Puntland oo ka shiray Amniga iyo dhaqaalaha

September 12, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu weheliyo ku-xigeenka 2-Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-Guddoomiyey fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ah, kaas oo ka qabsoomay xarunta Golaha Wakiillada.

Fadhiga maanta Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilladu waxay lagu falaqeeyeen arrimo ay mid yihiin Xaaladda Guud ee Siyaasadda, Amniga iyo dhaqalaaha, waxaana warbixinno arrimahaas la xiriira looga dhegeystey madax-guddiyeedyada Guddiga joogtada ah ee u xilsaaran.

—–DHAMAAD—-

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta,

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Comments are closed.

Archives
September 2023
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online