Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmado Baxdo

September 15, 2023 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qayb ka yahay taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa gaaray degmado Baxdo isagoo uga sii gudbay deegaanka Xin-labi oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta.

Madaxweynaha ayaa la kulmay qaybaha kala duwan ee Bulshada deegaanka Xin-labi ee muddo dheer u oomanaa neecaawda Dowladnimada.

Intaas kaddib, madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa uga sii gudbay deegaannada Dhag-haye iyo laas-gacaneey ee Gobolka Mudug.

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye oo in ku dhaw saddex toddobaad ku jiray furimaha hore ee dagaalka ayaa usoo wareegay deegaannada Gobola Mudug ee ay ciidamada geesiyaasha ku baacsanayaan khawaarijta arxanka daran.

———Dhammaad—–

Comments are closed.

Archives
September 2023
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online