Raisulwasaaraha JFS oo tacsi u diray shacabka magaalada Baladweyne

September 23, 2023 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaan ka tacsiyeynayaa shacabka Soomaaliyeed ee sida naxariis darrada ah Khawaarijtu ugu laysay magaalada Beledweyne maanta.

Qaraxa Beledweyne waa fal argagixiso oo fuleynimo ah oo Khawaarijtu ku baabi’inayaan shacabka markii looga soo adkaaday furimaha dagaalka, sababta ay u bartilmaameedsanayaan waxa weeye in magaalada Beledweyne ay ku suntan tahay dabargoynta Khawaariijta.

Maalmaha u haray Khawaarijta waa ay tirsan yihiin — dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed oo wadajira ayaana ka guuleysan doona.

Waxaan Allaah (SWT) uga baryayaa inta ku shahiidday qaraxa Beledweyne inuu jannadii Fardowso ka waraabiyo, inta ku dhaawacantayna caafimaad degdeg ah siiyo

——–Dhamaad—–

Comments are closed.

Archives
September 2023
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online