Puntland oo Warmurtiyeed ka soo saartay wax ka badalida Dastuurka Ku meel gaarka DFS
(November 23, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todoba